Sheekh Mustafe Oo Sheegay In Aanu Isticmaalin Baraha Bulshada Dadka Magaciisa lacagta Ku Urursanayaan Ay Been Abuur Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Mustafe Oo Sheegay In Aanu Isticmaalin Baraha Bulshada Dadka Magaciisa lacagta Ku Urursanayaan Ay Been Abuur Yihiin.
August 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Xaaruun Ayaa Dadka Somaliyeed ku wargaliyay in  aanu isticmaalin baraha Bulshada Qaybihiisa kala duwan islamarkaana dadka magaciisa ku samaystay ay yihiin kuwo ka been abuuraya iskana jiraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA MUSTAFE OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

COMMENTS
LINKS