|
|||||
WAJAALE NEWS
“Reer Awdal Waxaan Leeyahay, Yaanay Iskaga Keen Khaldamin Reerka Isaaq Ee Balaadhan Iyo Muuse Biixi Oo Kali Ahi”Siyaasi Abgaal.
August 20, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)Siyaasi Maxamed Jaamac abgaal ayaa ka hadlay muranka arinta saami qaybsiga ee reer awdal iyo kala qaybsanaanta bulshada reer awdal ee qolona ku doodaysa doorashada hala galo iyo ma galayno Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa ka hadlay arimo kale oo xasaasiya isagoo sheegay in reer awdal iyo muuse biixi isdhaafeen. Dhanka kale siyaasi abgaal ayaa sheegay in aanu muuse biixi doorasho qabanayn dadka ku mormayaana ay ku ciyaarayaan goroon bilaa biro ah, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Suugaantii Soomaalida Jiilkan Dambe Wax Cusub Bay ku soo Kordhiyeen Oo Jiilalkii ka Horeeyay Aanay ... Ciidamada SPU-da Oo Xabsiga Dhigay Muwaadin U Shaqeeya Heyadda IFAD Kaasoo Ay Ku Caddaatay Inuu Gash... “Halkan Waxaanu Unimid, In Aanu Dadka Maraykanka Iyo Aqoonyahankooda Usharaxno Qadiyadda Somaliland”... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|