“Reer Awdal Ma Matalaan Wasiirada Shaqaalaha Ahi, Balse Waxa Codkooda Ku Hadli Kara 13Xildhibaan,Xil Catoosh, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Awdal Ma Matalaan Wasiirada Shaqaalaha Ahi, Balse Waxa Codkooda Ku Hadli Kara 13Xildhibaan,Xil Catoosh,
August 16, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Catoosh Oo kamid ah golaha deegaanka degmada boorama ayaa ka hadlay arinta saami qaybsiga iyo tabashada reer awdal

Sidoo kale xildhibaan catoosh ayaa sheegay in aanay reer awdal matalin wasiirada shaqaalaha ah islamarkaana ay madaxwaynaha been usheegayaa reer awdalna mawqif wada taagan yihiin arintaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS