|
|||||
WAJAALE NEWS
Mujaahid Qoyskiisii Xabsiga Loo Taxaabay Oo Ka Hadlay Tacadiga Iyo Cadaalad Darada Lagu Hayo.
August 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mujaahid ka mid ahaa halgamayaashii ururkii Snm ee xorooyaya jamhuurtida Somaliland kana mid ah xubnii ku dhaawacmay dagaaladaasi kuwa waayay laxaadkiisii ayaa ka hadlay tacadi iyo awood sheegasho lagu hayo oo dhamaana xabsiga loogu taxaabay qoyskiisii iyo caruurtii uu dhalay Sidoo kale dadka la jaarka ah mujaahidkan ayaa kahadlay xaalada uu ku sugan yahay iyo tacadiga lagu hayo isagoo jaarka sheegay in ay iyagu wakhtigan kaadida ka qaadan mujaajidkan oo ku curyaamay halgankii dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Jsl Oo Ka Warbixisay Arimo Kasoo Kordhay Xanuunka Coronavirus Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay. Wasiirk Cukuse Oo Shaqadii Ka Joojiyey Maareeyaha Telefishanka Qaranka Iyo Ciidamada Ilaada Wasaarad... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Fariin Udiray Xildhibaanada Aan Kasoo Xaadirin Fadhiga Golaha Iyo Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|