Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh.
August 14, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Muj Ibraahim Xuseen Dhawayne Oo Kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay Urukii Snm ee taliskii siyaad Bare ka Xoreeyay Gayiga Somaliland oo ka warbixinaya Taariikhdu markay ahayd 05/12/1988 Dagaalo Qadhaadh Oo Ciidamadii Xaq udirirka ahaa SNM Iyo ciidamadii taliskii siyaad bare ku dhexmaray deegaanada Tog Wajaale Iyo Kalabaydh kuwaasi oo ciidamadii Snm guul wayn ka gaadheen kana saareen deegaamadan,

Sidoo kale muj dhagawayne ayaa faah faahin ka bixiyay meelaha ay kusoo hadheen ciidamadii taliskii siyaad bare oo wakhtigaa umuuqday kuwo jabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUJ GADHAWAYNE OO KA WARBIXINAYA DAGAALADAASI;

 

 

COMMENTS
LINKS