|
|||||
WAJAALE NEWS
Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh.
August 14, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Muj Ibraahim Xuseen Dhawayne Oo Kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay Urukii Snm ee taliskii siyaad Bare ka Xoreeyay Gayiga Somaliland oo ka warbixinaya Taariikhdu markay ahayd 05/12/1988 Dagaalo Qadhaadh Oo Ciidamadii Xaq udirirka ahaa SNM Iyo ciidamadii taliskii siyaad bare ku dhexmaray deegaanada Tog Wajaale Iyo Kalabaydh kuwaasi oo ciidamadii Snm guul wayn ka gaadheen kana saareen deegaamadan, Sidoo kale muj dhagawayne ayaa faah faahin ka bixiyay meelaha ay kusoo hadheen ciidamadii taliskii siyaad bare oo wakhtigaa umuuqday kuwo jabay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUJ GADHAWAYNE OO KA WARBIXINAYA DAGAALADAASI;
Related posts:Daawo:Waraysi Dheer Oo Xaasaasi ah OoLala Yeeshay Gudoomiyha Hadhaaga Xisbiga Ucid Faysal Cali Wara... Daawo:Madal Lagu Soo Bandhigay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Wadani Oo Uu Ka Qayb Galay Musharax C... Kooxda Kubadda Cagta Ee Real Madrid Oo Ku Hawlan Sidii Ay U Heli Lahayd Tobobare Cusub Kadib Markii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|