|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Dalka Itoobiya Oo Diiday Dalab Uga Yimid Jawaar Maxamed.
August 12, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Maxkamada gacanta ku haysa kiiska hogaamiyaha qoomiyada oromada jawhar maxamed oo mudo bil hada ku xidhan magaalada adis ababa iyo xubno kale oo kamid ah ayaa diiday dalab uu maxkamada usoo gudbiyay qareenka udoodaya jawhar maxamed kaasi oo ahaa in laga badalo garsooraha gacanta ku haya kiiskiisa iyadoo maxkamadu sheegtay in aanay usoo gudbid cadaymo ku fulin oo lagu badalo karo garsooraha iyo waxyaabaha ay ku durayaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Xil. Maxamed Raambo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbi Xaakimka Kulmiye. DAAWO; Madaxwayne Xaaf Oo Ka Hadlay Sobobta Uu U Fashilmay Shirkii Dawlada Fadaraalka Iyo Maamul Gob... Shaqaaqo Mar Kale Ka Soo Cusboonaatay Degaanka Dararwayne Ee Degmada Ceel-Afwayn + Khasaaraha Dhimas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|