|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Dalka Itoobiya Oo Diiday Dalab Uga Yimid Jawaar Maxamed.
August 12, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Maxkamada gacanta ku haysa kiiska hogaamiyaha qoomiyada oromada jawhar maxamed oo mudo bil hada ku xidhan magaalada adis ababa iyo xubno kale oo kamid ah ayaa diiday dalab uu maxkamada usoo gudbiyay qareenka udoodaya jawhar maxamed kaasi oo ahaa in laga badalo garsooraha gacanta ku haya kiiskiisa iyadoo maxkamadu sheegtay in aanay usoo gudbid cadaymo ku fulin oo lagu badalo karo garsooraha iyo waxyaabaha ay ku durayaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Col Dolaal Oo Si Adag Uga Hadlay Odoyaal Siidayntiisa Xukuumada Ku Amaanay, Fariimo Culusna D... Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga Somaliland oo Kulan Hadhimo Sharafeed ah Ku Maamuusa Xildhibbaan... War Deg Deg Ah; Dagaal Culus Oo Markale ka Dhex Bilaabay Ciidamada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|