“Madaxwayne Aduunyadu Waxba Matarto, Ee Magac Ka Tag Oo Maantida Bacadka Wadhan Ka Dul Qaad”Muj Abees. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Aduunyadu Waxba Matarto, Ee Magac Ka Tag Oo Maantida Bacadka Wadhan Ka Dul Qaad”Muj Abees.
August 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj Ibraahim Aadan Cismaan (Abees) ayaa ka Hadlay Tacadiga uu madaxwayne biix ku hayo qoysaska degan Buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo wkhtiga xaadirkan Dhulkoodii xoog ciidan lagaga raray islamarkana ay daadsan Yihiin banaanka.

Sidoo kale muj abees ayaa ayaandaro ku tilmaamay in Madaxwayne biixi iyo qoyskiisa farta lagu godayo isagoo Sheegay in dadka udoorteen in lagu seexdo balse aan laga filayn In uu isagoo kamid ahaa saraakiishii Snm uu hooyooyinka Rasaas naasaha kala dhaco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS