Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
August 12, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa kulan la qaatay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Puthland Siciid dani iyo wafti uu hogaaminayay oo socdaal ku jooga Magaalo madaxda Dalka jabuuti.

Waxaana ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen faah faahin ka bixiyay madaxwaynaha maamul goboleedka punthland oo isagu madaxwaynaha jabuti uga mahad celiyay soo dhawaynta uu kala kulmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS