|
|||||
WAJAALE NEWS
”Ma Ogoli In La Siyaasadeeyo Khudbadeyda” Sh. Ismaaciil Dheeg.
August 19, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Sheekh Ismaaciil Dheeg oo ka mid ah culimadda dalka, ayaa sheegay in aannu ogolayn in la siyaasadeeyo khudbadaha uu jimcihii ka gallo masaajidka. Islamarkaan wuxuu sheegay in aannu wax eedayn ah u jeedin xukuumadda iyo shacabka reer Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|