“Ma Haboona In Madaxwaynuhu Ku Tiigaalo Baarlamaanka”Xildhibaan Dayib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Haboona In Madaxwaynuhu Ku Tiigaalo Baarlamaanka”Xildhibaan Dayib.
August 31, 2020 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-Xildhibaan dayib oo kamid ah mudanayasha golaha guurtida ayaa sheegay in aanay waxba iska badalin mudo kordhintii ay golaa guurtidu usameeyeen golaha wakiilada waxkasta oo lasoo saaraana aanu waxba ka badalay.

Sidoo kale xildhibaan dayib ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS