Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Biyaha Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Biyaha Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay
August 12, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Isuduwaha cusub ee wasaarada biyuhu dhawaan umagacowday gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay isuduwihii hore ee gobolka.

Waxaana xilka ukala wareejiyay agaasimaha guud ee wasaarada biyaha iyo badhasaabka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS