Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Magaalada Gabiley
August 10, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta booshqo ku tagay magaalada taasi oo daarnayd sidii shahaado shafar ku maamuusay maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi taasi oo uu ku mutaystay waxqabadka baaxada leh ee uu ka hirgaliyay gobolka gabiley.

Gudoomiye faysal ayaa maayarada dalka ugu baaqay in ay ku daydaan golaha deegaanka gabiley ee uu hogaamiyo maayarka Maxamed amiin cumar cabdi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS