|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxda Haayada UNCHR.
August 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka mudane C/kariin Axmed Maxamed (XINIF) ayaa maanta kulan la yeeshay masuulka ugu sareeya somaliland ee Hay’ada UNHCR. ujeedada kulankan ayaa daranayd isbarasho iyo in kor loo qaado wadashaqynta labada xafiis ee UNHCR IYO NDRA Taasi oo uu masuulkani ku cusbaa xafiiska UNHCR ee Somaliland. Gudoomiye Xinif ayaa waxa uu warbaahinta u cadeeyey inay kulankoodan ku soo dhamaaday is afgarad iyo wada shaqayn hufan oo ay labada dhinacba dedaal ka galaan sidii wax loogu qaban lahaa qoxoontiga ku sugan soomaaliland iyo bulshada ku barakacday deeganada kala duwan ee soomaaliland.. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Weftigii Gollaha Wasiirada Somaliland Ee Ku Sugnaa Dubai Oo kullan la Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sare... DAAWO; Muuqaalka; Dhismaha fooq Laga Hirgalinayo Xaafada Shacabka Oo Xanibay Laba Wado Iyo Khata... DAAWO;-Caaqil Cumar Cismaan Oo Soo Bandhigay Xaqiiqada Xurgufta Udhaxaysa Qaybo Kamid Ah Beelaha Dil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|