Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiga Wadani, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiga Wadani,
August 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikarim Axmed Maxamed “xinif” Ayaa jawaab kulul ka bixiyay Eedo uga yimid Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani.

Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ayaa ka hadlay xaalada qaxoontiga yemeniyiinta iyo kuwo suuriyaana oo dalka ku sugan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS