Gudoomiyaha Aqal Sare Ee Somaliya Oo Madaxwayne Farmaajo Ku Eedeeyay In Uu Sharci Jabin Ku Kacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Aqal Sare Ee Somaliya Oo Madaxwayne Farmaajo Ku Eedeeyay In Uu Sharci Jabin Ku Kacay.
August 16, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha aqal sare ee somaliya cabdi xaashi ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha somaliya oo uu ku eedeeyay in uu sharci jabin ku kacay kadib markii khudbadii uu ka jeediyay golaha shacab ku sheegay in golaha baarlamaanku yihiin kuwa ugu sareeya sharci dalka taasi oo gabi ahaanba baal marsan qawaaniinta iyo awoodaha uu sharci siiyay golayaasha qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS