“Guddiyada Farsamo Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Dib Ha U Bilaabaan Shirkooda”Midowga Africa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Guddiyada Farsamo Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Dib Ha U Bilaabaan Shirkooda”Midowga Africa.
August 21, 2020 - Written by Editor:

NEWYORK(W,N)- Shir dhacay xarunta qaramada midoobay oo lagaga hadlay xaalada somaliya ayaa lagu soo hadal qaadau muhiimada wadahadaladii somaliland iyo somaliland

Wakiilka midowga africa uqaabilsay somaliya ayaa ka hadlay wadahadalada somaliland iyo somaliya isagoo ku baaqay in gudidaya farsamo ee labada dhinac ay dib ubilaabaan wadahadaladii.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS