Dhul 20sano Ay Isku Haysteen Dad Shacab Ah Iyo Askar Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl Oo Heshiis Laga Gaadhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhul 20sano Ay Isku Haysteen Dad Shacab Ah Iyo Askar Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl Oo Heshiis Laga Gaadhay.
August 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muran dhul koonfurta magaalada hargaysa oo mudo 20sano udhexeeyay dad shacabka iyo askar katirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa lasoo afjaray kaasi oo ay heshiis ka gaadheen labadii dhinac uu ku muran sanaa lahaanshaha dhulkan.

Madaxdhaqameed iyo qaarkamid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa siwada jir ah uga hadlay heshiishka ay ka gaadheen iyo qodoba ay isku afgarteen

Sidoo kale odayaashan iyo askarta ayaa fariimo kala duwan udiray maamulka  dawlada hoose ee hargaysa iyo ganacsato qaybo kamid ah dhulkan dayratay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS