|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo U Jawaabtay Somaliya Iyo China Oo Ka Xumaaday Xidhiidhka Ay Wada Yeesheen Somaliland.
August 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawlada Tiawan ayaa jawaab kulul siiyay dalalka somaliya iyo china oo dhaleeceeyay xidhiidhka ay dalka tiawan wada yeesheen jamhuuriyada Somaliland iyo tiawan. Sidoo kale dawlada tiawan ayaa ka hadashay dimuqraadiyada Somaliland ka hana qaaday . HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|