Dawlada Mareykanka Oo Garyaqaan Guuleed Dafac Si Weyn U Amaanay Udoodida Xuquuqda Aadamaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Mareykanka Oo Garyaqaan Guuleed Dafac Si Weyn U Amaanay Udoodida Xuquuqda Aadamaha.
August 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada maraykanka ayaa garyaqaan guuleed dafac ku amaantay sida mutawacnimada ee uu udifaaco xuquuqda aadamaha ina aqoonsatay garyaqaankii Sanadka.

Garyaqaan guuleed dafac oo kamid aas aasayaashii xarunta xuquuqal iisaanka ee Somaliland ayaa kamid ah shakhsiyaadka reer Somaliland ee sida fiican ugu dooda dadka shacabka ah ee tacadiyada loo gaysto iyo guud ahaan warbaahinta madaxa banaan ee xukuumadu marwalba xidho iyada oo aan sifo sharci ah umarin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS