|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Markale Si Dadban Utaageertay Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan!
August 15, 2020 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)- Dawlada maraykanka ayaa markii labaad si dadban utaageertay qadiyada jamhuuriyada Somaliland ee xidhiidhka diblamaasiyadeed ee ay la yeelatay dalka tiawan. Qoraal uu baahiyay golaha abniga qaranka ee dalka tiawan ayaa la sheegay in aanu dalka maraykanku joojinayn taageerada uu siinayo dalka tiawan iyo cidkasta oo xidhiidh la yeelata Sidoo kale qoraal uu baahiyay dalka maraykanku ayaa waxaa soo dhaweeyay safiirka Somaliland ufadhiya dalk tiawan Ambasador Maxamed Xaaji HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Sobobta Xanibtay Wadada Masalaha Oo Dhismaheegii Ista... Suldaan Mawliid Sabayso Oo Maanta Maxkamaddu Sii Daysay Xadhigiisiina Ku Tilmaamay Qafaalasho, S... Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|