“Dadka Xisbiga Kulmiye Iskugu Yimid Reero Maaha Ee Waa Dad Mabd,a Isku Keenay”Gud.Axmed C. Dheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dadka Xisbiga Kulmiye Iskugu Yimid Reero Maaha Ee Waa Dad Mabd,a Isku Keenay”Gud.Axmed C. Dheere.
August 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Gudoomye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay ujeedada ay ucasuumeen dhalinyarada xisbiga iyo haweenka

Sidoo kale axmed cabdi dheer ayaa sheegay in  aan xisbiga kulmiye reero ahayn balse uu yahay dad uu isku keenay mabd,a

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS