|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Shaacisay Hoos Dhac Ku Yimid Dakhligii Dalka.
August 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo hortagay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa shaaciyay in hoos udhac kuyimid miisaaniyad sanad 2020 kadib saamaynta covid19,kacdoonada dalka itoobiya oo saameeyey khudaartii dalka soo galaysay iyo jaadka. Gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada iyo wasiirka wasaarada maaiyada ayaa faah faahin ka bixiyay arimahan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|