DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Arabsiyo.
August 14, 2020 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Maxamed muuse diiriye ayaa maanta xadhiga ka jaray ceel biyood laga hirgaliyay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley.

Waxaana munaasibada xadhig ka jarista ceel biyoodka ka hadlay gudoomiyaha degmada arabsiyo, maamulka biyaha ee gobolka iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale wasiirka  biyaha ayaa ka waramay faa,iidooyina ay ceel biyood reer arabsiyo ka helayaa kaasi oo ay xukuumadu hirgalisay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS