DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale.
August 8, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha jamhuriyada somaliland axmed muumin seed iyo masuliyiin kale oo uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay mashruuca banka tog wajaale ee gobolka gbiley halkaasi oo wasaarada beeruhu wax ka beerto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS