DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Daah Furtay Qalabka Lagula Soconayo Hirarka Shucaaca Taawarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Daah Furtay Qalabka Lagula Soconayo Hirarka Shucaaca Taawarada.
August 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa daah furtay qalabka lagula soconayo hirarka taawarada somaliland.

Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagag jarayay qalabkan ay wasaarada sgaadhsiintu soo bandhigtay ayaa waxaa ka qaybgalay wasiro xukuumada katirsan iyo shirkadaha isgaadhsiinta somaliland iyo madax kale.

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa ugu horay faah faahin kabixiyay muhiimada uu qalabkani u leedahay dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS