DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Maxamed Dhimbiil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Maxamed Dhimbiil.
August 7, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdi jaamac dhimbiil oo kamid Dhalinyarada reer somaliland ee badi ka hadla xaalada siyaasadeed ee dalka islamarkaana kamid dayarta leh han  ah furashada ururada siyaasi wakhti la gaadho

Siyaasi Dhimbiil ayaa ka hadlay xaalada siyaasaded ee dalka ,doorashooyinka iyo arimo kale oo muhiim

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS