DAAWO;-Wadayaasha Gaadiidka Basaska Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawlada Hoose, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wadayaasha Gaadiidka Basaska Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawlada Hoose,
August 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah wadayaasha gaadiidka basaska ee u kala goosha caasimada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wado xumaanta ka haysatay jidadka magaalada iyo dhibaatooyin kale oo ay ku hayaan maamulka dawlada hoose ee hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS