|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tartan Ciyaareedka Kooxaha Degmooyinka Gobolka Oo Galabta Si Rasmi Ah Uga Furmay Garoonka Mo Faarax Ee Magaalada Gabiley.
August 6, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Ayaa Galabtasi rasmi ah Udaahfuray Tartanka Ciyaareedka kubada cagta ee Kooxaha Degmooyinka Gobolka Gabiley.
Waxaana Munaasibada furitaanka tartan ciyaareedka degmooyinka gobolka gabiley ka hadlay maayarka magaalada Gabiley,Badhasaabka gobolka gabiley ,taliska ciidanka booliska Qaarkamid ah Ciyaartoyga Iyo Macalimiinta kooxaha ka Gaybgalaya Tartanka Kuwaasi oo ciyaartooyga kula dardaarmay in y muujiyaan akhlaaq wanaag. Tartanka ay ku tartamayaan kooxaha degmooyinka gobolka gabiley ayaa waxaa maalgalinaysa dawlada hoose ee Magaalada Gabiley, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Haweenka Oo Shaaca Ka Qaaday In La Isku Dayay In Laga Saaro Shi... DAAWO;-Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Xidheen Askartii Dhaawaca Ugaystay Marwo Caasha, Oo Dhawaa... DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolada Sool Iyo Buuhoodle Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|