DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dib Habayn Lagu Sameeyay Saldhiga Xaafada Sheekh Nuur.
August 23, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dib uhabayn lagu sameeyay saldhiga xaafada sheikh nuur ee degmada gacan libaax