DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale,Daahfurayna Tababarka Fardaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale,Daahfurayna Tababarka Fardaha.
August 21, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliya hogaanka ciidanka booliska Iyo Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee gobolka Gabiley ayaa maanta galinkii danbe kormeer sahqo ku tagay mashruuca banka tog wajaale beeraha wax soo saarta ee cidanka booliska.

Sidoo kale taliye Dabagale ayaa mashruurca wajaale ka daahfuray tababar lasiin doono 50faras oo al  bari doono fuuliska iyo cilmiyada gaardi ee ay caanka ku yihiin farda fuulku.

Dhanka ale taliye daba gale ayaa bogaadiyay ciidanka booliska ee masuulka ah beerta ciidanka boolisku ka qotaan banka wajaale oo doorka dalagyo kala duwan beeray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS