DAAWO;-Sidee Ayuu Ku Baxay Magaca Magaalada Allaybaday? Warbixin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sidee Ayuu Ku Baxay Magaca Magaalada Allaybaday? Warbixin
August 20, 2020 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)- Warbixin xiiso leh oo laga diyaariyay Waxyaabaha ay hodanka ku tahay  degmada Allaybaday ee gobolka gabiley iyo sida uu ku baxay magaalada Allaybaday.

Hadaba qaarkamid ah cuqaasha deegaanka Allay baday ayaa ka waramay sidii uu ku baxay magaca (Allaybaday) iyo dhacdooyinkii keenay.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS