|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo Ka Dayriyay Khatarta Uu Maandooriyuhu Ku Hayo Bulshada Gobolka Awdal.
August 14, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Sheekhul baladka magaalada boorama sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa maanta khudbadii jimce kaga hadlay khatarta bulshada gobolka awdal uu ku hayaan moondooriyaha oo kusoo badanaya soo galitaankiisu. Sidoo kale sheekh cabdilaahi ayaa madaxda dhaqanka ugu baaqay in ay joojiyaan fududaynta ay usamaynaya dadka danbiyada gala sida kufsiga iyo sida oo ee ay reernimada iyo dhaqanka ku xalinayaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Halkan Ka Daawo Hadalkii Uu Madaxwayne Siilanyo Kaga Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo Xaalada Da... “Suldaan Hadaad Doonayso Nabada Ceel Afwayn, Keen Ninkii Gacan Ku Dhiiglaha Ahaa”Garaad Muuse Cawil. Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland Iyo Somalia oo la kulmay madaxweyne Muuse Biixi SAWIRO COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|