Balli gubadle(W,N)- Roobab laxaadle oo dabaylo watay oo ka da,ay magaalada ballaygubadle ee gobolka hawd ayaa khasaare kala duwan soo gaadhsiiyay dhismayaal kamid kuwa magaalaada sidookale roobab ayaa wax khasaare soo gaadhsiin shacabka magaalada.
Maamulka magaalada oo lala xidhiidhay ayaa sheegay in aanu wax shacab ah khasaare soo gaadhsiinin roobabkani.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;