DAAWO;-Qoraal Cali Qoryoolay Oo Shaaaciyay Murashaxnimadiisa Golaha Wakiilada, Haldoorka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Kuraasta Ubanaynin Caruur Iyo Qurba Joog. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraal Cali Qoryoolay Oo Shaaaciyay Murashaxnimadiisa Golaha Wakiilada, Haldoorka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Kuraasta Ubanaynin Caruur Iyo Qurba Joog.
August 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraal Cali Dool Axmed oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa shaaciyay in uu tartami doono doorashada golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex isagoo haldoorka reer Somaliland oo uu magacyadooda xusay qaarkood ugu baaqay in ay isku soo sharaxaaan  xildhibaanada golaha wakiilada islamarkaana halka laga jaan goynayo masiirka umada aanay ubanayan caruur iyo dad qurba joog ah ama shakhsiyaad reerihu soo shaqa geeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/MblB6J3-Ur4

 

COMMENTS
LINKS