DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Beeyo Macaan Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Beeyo Macaan Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha.
August 18, 2020 - Written by Editor:

SAAXIL(W,N)-Beel kamid Midkamid ah  beelihii udirirtu ku dhexmartay deegaanka beeyo macaan ee gobolka saaxil ayaa  hadlay Go,aamo ay gudida nabadaynta loo xil saartay ay kasoo saareen colaadii dhaxaysa iyga beesha kale isagoo sheegy in ay aqbaleen dhamaan go,aamadii laga soo saaray.

Sidoo kale waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha oo ay sheegeen in uu beeshiisa ku qancin kari waayay go,aamadii ay gudidu soo saaray

Dhanka kale waxgaradka iyo aqoonyahanka ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in aanu  nabadgalyada dalka ku halaynin wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS