DAAWO;-Nin Ay laba Qoys Ku Muransanaayeen Oo Arinkiisa Xal Laga Gaadhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Nin Ay laba Qoys Ku Muransanaayeen Oo Arinkiisa Xal Laga Gaadhay.
August 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa soo gabo gabeeyay muran lab qoys udhexeeyay kuwaasi oo isku haystan nin inka badan sano lala aaa oo dhawaan itoobiya laga soo helay oo qoysba dhinac usheegayayay in uu iyaga ka maqnaa.

Kulan oo ay goob joog ka ahaayeen laba qoys oo ku muran sanaa ninkan oo xiska wax uga dhiman yihiin ayaa goobta ka hadlay.

Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa faah faahin ka bixiyay arintan ninkan iyo qoyska hada lagu wareejiyay iyo halka lagala soo xidhiidhayo hadii ay wax kasoo kordhaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS