|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Xaafada Bada Cas Ee Magaalada Hargaysa Oo Xadhiga La Jaray.
August 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Masaajid cusub oo laga dhisay xaafada bada Cas Ee Magaalada Hargaysa ayaa maanta si rasmi ah xadhiga looga jaaray kaasi oo uu hirgaliyay muwaadin reer somaliland. Munaasibada xadhiga lagaga jaray masaajidkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta iyo culimo awdiinta ugu caansan Somaliland,siyaasiyiin iyo waxgarad kale. Waxaana ugu horay ka hadlay muwadinka hirgaliyay dhismaha masaajidkan oo ka waramay waxa uu ugu talo galay Dhanka kale waxa iyagu muwaadinkan uduceeyay ilaahay uga baryay in miisaanka xasanaadka ugu daro culimadii kasoo qaybagashay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Iran Oo Dhawr Maalmood Ka Dib Heshiis Uu La Galay Quwadaha Reer Galbeedka Sheegay In Aa... Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxwayne Biixi Ee Itoobiya Iyo Hadaladii Xanafta Laha... Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay In Ay Abaabulayso Weerar Ka Dhan Ah Sharafta Qoyska Axmed S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|