|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Jaamacada Tima-cade Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah Uqabatay Ardayda Cusub Ee Sanad Soo Galaysa.
August 30, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka Jaamacada Timacade University ee Magaalada Gabiley ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabatay boqalaal arday oo sanadka soo galaya kuliyadaha kala duwan ee ay jaamacadu bixiso.
Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay maamulka jaamacada ,maamulka dawlada hoose ee gabiley,badhasaabka gobolka Gabiley,Cuqaasha iyo siyaasiyiinta gobolka gabiley. Gudoomiyaha jaamacada Timacade Prof Magan ayaa hadalo soo dhawayn ah iyo kuliyadaha jaamacadu bixiyay ka jeediyay madasha, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ;Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo la layeeshay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Kana Hadl... DAAWO;Xukuumada Xoog Ciidan ku Baajisay Shir Jaraa,id Oo Ay Salaadiinta Subeer Awal kaga Hadlayeen... DAAWO; 10 ka mid ah Ganacsatada Yar Yar Ee Somaliland Oo Helay MaalgelinTa Innovate Venture Iyo Masu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|