|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal, Sheegay In Ay Madaxwaynaha Isku Ogaayeen In Lasoo Dhaweeyo Ugaaska.
August 27, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe aya ka hadlay talaabada xukuumada somaliland in uu gobolka awdal soo gal ugaaska beelaha samaroon udiiday Sidoo kale eng faysa ayaa sheegay in ay madaxwaynaha isku ogaayeen in ugaaska lasoo dhaweeyay islamarkaana uu ula kulmo si aanu ugu biiran madaxdhaqameedka kasoo horjeeda doorashada Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa u anbo baxay gobolka awdal isaga prof cali si uu waan waan uga galo arimaha ugaaska kacdoonka reer boorama. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Beeraha Oo Madaxtooyadda Kusoo Bandhigay Geedka TUFAAXA Oo Tijaabo Somaliland Loogu Beeray Guddoomiyaha Jaamacada Alpha Ee Dalka Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Ardayda Jaamacada Alpha Faraceeda ... Xarunta Dhaqanka Oo Markii Ugu Horaysay Iska Difaacday Eedo Loogu Soo Jeediyay Waxyaabaha Ay Dalka K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|