|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal, Sheegay In Ay Madaxwaynaha Isku Ogaayeen In Lasoo Dhaweeyo Ugaaska.
August 27, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe aya ka hadlay talaabada xukuumada somaliland in uu gobolka awdal soo gal ugaaska beelaha samaroon udiiday Sidoo kale eng faysa ayaa sheegay in ay madaxwaynaha isku ogaayeen in ugaaska lasoo dhaweeyay islamarkaana uu ula kulmo si aanu ugu biiran madaxdhaqameedka kasoo horjeeda doorashada Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa u anbo baxay gobolka awdal isaga prof cali si uu waan waan uga galo arimaha ugaaska kacdoonka reer boorama. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Sida Aan Filayo Hadii Cabdiraxmaan Cirro Aanu Ahayn Musharaxa Ku Guulaysan Doona Doorashada 13Novem... KA KA OGOW;-Qaabkii Uu Ku Bilowday Kulankii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Iyo Gudoomiyaha Haayada... Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey In Saddex Waddan Muwadiniintoodu Fiiso La’aan ku Soo Galaan Wadda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|