|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Tvga Star Oo Sheegay In Laga Qaaday Xariyaadii, Bixiyeena Ganaaxii Wasaarada Warfaafinta Dul Dhigtay.
August 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha televisionka madaxa banaan Ee Star Tv Maxamed Aadan Goodhaadhi ayaa sheegay in ay ka tv ahaan aqbaleen ganaaxii wasaarada warfaafintu dul dhigtay sheegayna in ay bixiyeen lacagtaasi xayiraadiina laga qaaday tvga Star. Sidoo kale Gudoomiyaha Star Tv ayaa umahad celiyay cidkasta oo kala hawl gasha sidii ay dib ugu heli lahaayeen mudadii ay xayirnayd, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarid ka Ah Ee Wadani Oo Ku Sugan Magaalada Gabiley Iyo Shirar Doceedyo Goo... Jamaal Cali Xuseen oo Ka Digay In Shirkado Kale Ay Xukuumadu Markale Gacanta U Geliso Haamaha Shidaa... Difaacayaasha Suxufiyiinta Dunida Ee CPJ Oo DUULAAN Ku Tilmaamay Qufulka Boolisku Ku Dhejiyey Xarunt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|