DAAWO;-Gudoomiyaha Tvga Star Oo Sheegay In Laga Qaaday Xariyaadii, Bixiyeena Ganaaxii Wasaarada Warfaafinta Dul Dhigtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Tvga Star Oo Sheegay In Laga Qaaday Xariyaadii, Bixiyeena Ganaaxii Wasaarada Warfaafinta Dul Dhigtay.
August 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha televisionka madaxa banaan Ee Star Tv Maxamed Aadan Goodhaadhi ayaa sheegay in ay ka tv ahaan aqbaleen ganaaxii wasaarada warfaafintu dul dhigtay sheegayna in ay bixiyeen lacagtaasi xayiraadiina laga qaaday tvga Star.

Sidoo kale Gudoomiyaha Star Tv ayaa umahad celiyay cidkasta oo kala hawl gasha sidii ay dib ugu heli lahaayeen mudadii ay xayirnayd,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS