DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.
August 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka maroodi jeex Cali Suudi Ayaa kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magalada hargaysa kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii maxkamadu xogogaal ugu noqon lahayd xaaladaha maxaabiista ku jira xabsiga dhexe iyo xukunadooda.

Gudoomiyaha maxkamada racfaan ayaa ka warbixiyay ujeedada kormeerka uu ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS