|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeer Ciqaab Culus Dul Dhigaya Dadka Mandooriyaha Isticmaala.
August 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha. Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa kamid ah in qofka lagu qabto isaga oo Maandooriye isticmaalaya, maxkamadda horteedadana ka hor cadeeya lagu Xukumaayo saddex sanno ilaa laba sanno oo bilaa iib ah iyo afartan jeedal oo ciqaab ah. Xildhibaanada ayaa badi diiday oo dood ka keenay in walxa ka samaysan maandooriyaha aan loo isticmaali karin Dawo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tuug Magaalada Hargaysa Ku Dhacay Meherad O... War Deg Deg Ah Fallaagada M23 Ee Ka Dagaalanta Dalka Kongo Oo La Wiiqay Awoodoodii ,Ciidamada Koongo... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobo Caafimaad Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|