|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeer Ciqaab Culus Dul Dhigaya Dadka Mandooriyaha Isticmaala.
August 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha. Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa kamid ah in qofka lagu qabto isaga oo Maandooriye isticmaalaya, maxkamadda horteedadana ka hor cadeeya lagu Xukumaayo saddex sanno ilaa laba sanno oo bilaa iib ah iyo afartan jeedal oo ciqaab ah. Xildhibaanada ayaa badi diiday oo dood ka keenay in walxa ka samaysan maandooriyaha aan loo isticmaali karin Dawo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ay Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Oo... DAAWO;Waraysi Xiiso badan Oo La La Yeeshay Fanaanada Caanka ah Ee Sahra Axmed Jamac iyadoo ka waran... DAAWO;-Suldaan Maayarada Gabiley Iyo Berbera Ku Bogaadiyay Wax Qabadka Ay Ku Talaabsadeen+ Fariina U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|