DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Xeerka Doorashooyinka Oo Waxka Badal Lagu Sameeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Xeerka Doorashooyinka Oo Waxka Badal Lagu Sameeyay.
August 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa loosoo gudbiyay xeerka doorashooyinka oo waxka badal iyo kaabis lagu sameeyay

Sidoo kale gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada ayaa soo jeediyay in la laalo qodobka sheegaya in kooto loo xidho cid gaar ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS