|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Markale Sheegtay In Aanay Ogolaanayn Xoolaha Lagu Dhaqdo Gudaha Magaalada.
August 25, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Mustafe Maxamuud Cabsiiye oo ka jawaabayay cabasho ka timiday hooyooyinka gudaha magaalada ku dhaqda xoolaha oo cawday amarka dawlada hoose kaga mamnuucday magaalada dhexdeeda in xoolo lagu dhaqdo ayaa sheegay in aanay marnaba ogolaanayn xoolaha magaalada dhexdheeda lagu haysto. Sidoo kale xogahaya dawlada hoose gabiley ayaa sheegay in aan waxba laga badalay go,aanka xoolaha ku aadan ee golaha deegaanka gabiley ku go,aamiyay in magaalada xoolaha laga saaro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; MaaMulka Degmada Wajaale Oo Ay Weheliyaan Gudida Hormarinta Degmadaasi Oo Deeqa Agabka Dhaxa... Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya Bisha December Uga Furmi Doona Turkiga Iyo Colaadaha Dagaalka... “Madaxweyne Adoo Sadex Magac Nebiga La Wadaaga In Cid Kaa Hoosaysaa Ka Soo Qayb Gasho Xuska Dhalasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|