|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Habar Carfaan Oo Taageeray In Doorashada Lagu Galo Sidii Hore, Shaaciyayna Damacooga Siyaasadeed Ee Mustaqbalka.
August 13, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Habar Carfaan(Gada Buursi) Oo Kamid ah beelaha dega gobolad Awdal Iyo Salel oo Maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada boorama ayaa sheegay in ay taageersan yihiin in doorashada lagu galo sidii hore. Sidoo kale waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha habar carfaan ayaa shaaciyay damacooga siyaasadeed ee mustaqbalka oo ah in ay doonayaa in ay isku sharaxaan madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland ee xisbi xaakimka kulmiye xili uu kursiga bananaynayo maaxwaye kuxieenka wakhtiga cabdiraxmaan saylici oo isagu dhamaystay labadii teeram ee sharcigu u ogalaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waxaan isku Kaaya qabanayn Midnimadu Waa Muqadas iyo Caalamku Kuma Caawin Karo”..Madaxwayne Muuse B... Biyo La,aan Soo Food Saartay Dadwaynaha Ku Nool Magaalada Hargaysa Iyo Mashruucii Biyo Balaadhinta C... DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|